Madaxa heyadda USAID oo dalka yimid & RW Khayre oo qaabilay (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa qaabilay Maamulaha Guud ee Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka (USAID) Mudane Mark Green iyaga oo si wadajir ah ugu dhawaaqay dib u hawlgelinta Xarunta USAID ee Soomaaliya oo la xiray sannadkii 1991-kii. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo Mudane Mark Green ayaa ka wada … Continue reading Madaxa heyadda USAID oo dalka yimid & RW Khayre oo qaabilay (Daawo Sawirro)